Na Weydii Suaal

suurado

Sheeg suuradii lagu sheegay Qisadii Qaaruun?

qaaruunqarunquraanquran

Sheeg suurada uu Nabiga  ﷺ  ku booriyey iney bartaan gabdhaha?

axaadiisaxaadiithbaadhilbaadil

Sheeg laba Suuradood oo Maddani (Madiina ku soo dagay) oo aayadahoodu yihiin 78?

ayadayadodegaydegid

Maxey kala yihiin suuradaha quraanka kariimka ee ka bilaabma Alxamdulillahi (Mahdinta Alle)?

alxamdubilaawmahadmahdin

Imisa Suuradood ayaa quraanka ka bilaabma Alxamdulilaahi (Mahdinta Alle)?

Allaahalxamdubilawkariim

Sheeg Suurad ka kooban toban Woow (w) aayadaheeduna Sadex aayadood ah?

aayadoCasrika koobansuurado

Sheeg suurado magacyadooda ah magacyada Alle ee Wanwanaagsan?

(الرحمن - النور - الأعلى)magacyada allemagacyosuuradaha

Sheeg Sababta Suuratu Nisaa Loogu Magacaabay Magacaas?

bixindumarhadalhaween

Sheeg Suurada Lagu Magacaabo Suuratul Madaajic?

diinikariimkakasidloogu

Sheeg Sidee Ayuu Alle (SW) U Halaagay Qoomkii Thamuud?

aayadallecibrodaranayd

Sheeg Suuradaha Qur’aanka Imisa Suuradood Ayaa Ka Bilaabmaya Su’aal?

aayadaaydoayadabilabma

Sheeg Magaca Laba Suuradood Ee Lagu Sheegay Axkaamta Xajka?

albaqraalxajaxkaamdiini

Waxaad Sheegtaa Magaca Laba Suuradood Oo Makki Ah Aayadahooduna Yihiin 88?

aayadaayadoayatdiini

Sheeg Suurad Kamid Ah Suuradaha Quraanka Oo Leh Labo Bisin?

2aayadbismillaahdiini

Waxaad Sheegtaa Suuradaha Quraanka Suurad La Magac Ah Mid Kamid Ah Macdanta?

diinimacdanquraanquran

Sheeg Labo Suuradood Oo Magacoodu Ka Koobanyahay Hal Xaraf ?

ayaatayatdiinieray

Waxaad Sheegtaa Suuradaha Quraanka Suurad Wadata Magac Haween?

diinidumarlamidqr'aan

Sheeg Magacyada Nabiyada Lagu Sheegay Suurada Yuusuf?

diinimagacnabinabiyda

Sheeg Suuradaha Quraanka Suurada Lagu Sheegay Kaneecada?

dhilmaanshodhilmaashodiinikaneeco

Sheeg Suurada Kaliya Ee Ku Dhamaata Laba Nabi Magacooda Oo Isku Xiga?

diiniiskuxiglabomagac
suaal logo