Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Magacyada Nabiyada Lagu Sheegay Suurada Yuusuf?

JAWAB

Suurada Yuusuf Waxaa Lagu Sheegay Afar Nabi Waxeyna Kala Yihiin:Nabi YuusufNabi YacquubNabi IsxaaqNabi Ibraahiim