SUAAL
Sheeg Suuradaha Qur’aanka Imisa Suuradood Ayaa Ka Bilaabmaya Su’aal?
JAWAB
Suuradaha Quraanka Ee Ka Bilaabma Su’aal Waa Lix (6) Suuradood Waxeyna Kala Yihiin:
1- Suuratul Insaan (سورة الإنسان).
2- Suuratul Naba’ (سورة النبأ).
3- Suuratul Gaashiyah (سورة الغاشية).
4- Suuratul Sharxi (سورة الشرح).
5- Suuratul Maacuun (سورة الماعون)
6- Suuratul Fiil (سورة الفيل).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
