Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Magaca Laba Suuradood Oo Makki Ah Aayadahooduna Yihiin 88?

JAWAB

Waa Suuratul Qasas (سورة القصص) Iyo Suuratu Saad (سورة ص).