SUAAL
Sheeg Sidee Ayuu Alle (SW) U Halaagay Qoomkii Thamuud?
JAWAB
Wuxuu Eebe Ku Halaagay Qoomka Tahmuud (قوم ثمود) Qeylo Aad U Daran
Qoomu Thamuud in lagu halaagay qeylo daran waxaa lagu sheegay Suurada Al xijri (سورة الحجر) aayadaha 80 – 84. Waxa uu Alle SW ku yiri aayadahaasi sida tan:
(ولقد كذب اصحاب الحجر المرسلين* وآتيناهم آياتنا فكانوا عنها معرضين* وكانوا ينحتون من الجبال آمنين* فأخذتهم الصيحة المصبحين* فما آغنى عنهم ما ماكانوا يكسبون* )
,
