Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sababta Suuratu Nisaa Loogu Magacaabay Magacaas?

JAWAB

Sababta Suuratu Nisaa (سورة النساء) Loogu Magacaabay Magacaasi Ayaa Ah, Waxay Inta Badan Suurada Ka Hadlaysaa Axkaamta U Gaarka Ah Haweenka Ama Dumarka.