Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg suuradii lagu sheegay Qisadii Qaaruun?

JAWAB

Qaaruun qisadiisii suurada ay kusoo aroortay waa: Suurada Qasas (سورة القصص).

Sidoo kale magaca Qaaruun waxaa lagu xusay ama lagu sheegay sedax suuradood oo kale ah:

  1. Suurada Qasas (سورة القصص)
  2. Suurada Cankabuut (سورة العنكبوت)
  3. Suurada Gaafir (سورة الغافر)