SUAAL
Waxaad Sheegtaa Suuradaha Quraanka Suurad La Magac Ah Mid Kamid Ah Macdanta?
JAWAB
Waa Suuratul Xadiid (سورة الحديد), Waxayna La Magac Tahay Macdanta Birta.
Xadiid Hadii La Fasiro Waa Bir.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
