Na Weydii Suaal

nabiyada

Sheeg Kuma Ayaa Amray In Nabi Yuusuf (CS) Xabsiga Laga Sii Daayo?

aayadarooridayatboqor

Sheeg Sidee Ayuu Alle (SW) U Halaagay Qoomkii Thamuud?

aayadallecibrodaranayd

Sheeg Shanta Nabi Ee Ulul Casmi La Isku Yiraahdo?

5anbiyoaqoondhoho

Imisa Caruur Ayuu Dhalay Nabigeena Muxamed (SCW)?

awlaadcaruurilmomeeqaa

Kumuu Ahaa Turjumaankii Rasuulka (SCW)?

asxaabiasxaabtanabinabiyada

Imisa Jeer Ayuu Cimreystay Nabigeena Muxamed (SCW)?

4cimreysicimrocumro

Waa Imisa Tirada Nabiyada Lagu Sheegay Quraanka Kariimka?

kariimmeeqaameeqonabiyada

Nabigee Ayey Isku Xilli Ahaayeen Boqorkii Numruud?

boqornabinabiyadanamruud

Sheeg Nabi Ku Siktay In Uu Wiilkiisa Gowraco?

aabeabbeawlaadcanug

Sheeg Nabigii Illaahey Ka Dalbaday In Uu Tuso Sida Uu Allaah U Nooleeyo Waxa Dhintay?

abrahambaqtidalabdhimasho

Kumuu Ahaa Nabigii Ugu Horeeyay Ee Ku Dhawaaqay Bisin Oo Dhameystiran?

bismillaahdhameystirdhameystirandhawaaqid

Sheeg Magaca Nabiga Ugu Badan Ee Lagu Xusay Hal Suurad?

diininabinabiyadaquraan

Waxaad Sheegtaa Suuradaha Quraanka Suurada Ugu Dambeysa Ee Nabi Magaciisa La Magac Ah?

dambediinimagacnabi

Sheeg Qofkii Ugu Horeeyay Ee Dhisay Masjidka Al-aqsaa?

aqsaaqsaabookbuug

Kumuu Ahaa Qofkii Ugu Horeeyay Ee Sooma?

adamdiinihorenabiyada

Waxaad Sheegtaa Magaca Hooyada Dhashay Nabigeena Muxamed (SCW)?

dhaliddiinihooyomaama

Imisa Sano Ayuu Jiray Nabigeena Muxamed (SCW) Markii Ay Hooyadiisa Geeriyootay?

dhimashogeerihooyolex

Maxey Isku Ahaayeen Nabi Ibraahiim (CS) Iyo Nabi Luud (CS)?

adeerkaaderahaanshoisu

Waxaad Sheegtaa Xafsa Bintu Cumar Inta Uusan Rasuulka (SCW) Guursanin Ninkii Qabay?

asxaabiasxaabtadiiniguur

Sheeg Nabi Muxamed ﷺ Imisa Xaas Ayuu Guursaday Maxayna Kala Ahaayeen Magacyadooda?

aldiinihaweenmagac
suaal logo