Na Weydii Suaal
Na Weydii Suaal
Diini
Qur’aanka Kariimka
Taariikh
Saynis
Hal Xiraale
Arimaha Bulshada
Xisaab
Baraha Bulshada
Xayawaan
Caasimad
Caqiido
Cayaaraha
Cayaartooy
Axkaam
Caafimaad
Chemistry
Aakhiro
Cudurada
Culumo
Dhirta
Dowlad
Duco
Electronic
Ganacsi
Geography
Internet
Luqad
Magaalo
Nabiyada
Qeexid
Salaad
Saxaabada
Shakhsiyaad
Siiro
Siyaasad
Siyaasi
Soon
Tajwiid
Talo
Tiknooloji
Wadan
Xadiis
aabe
Nin iyo labo wiil uu dhalay ayaa doonaya iney webi doon uga gudbaan, doonta ay heystaan waxey kaliya qaadi kartaa culeys dhan 100 kiilo, sidee ayay doonta ku raaci karaan hadii ninka culeyskiisa uu yahay 100 kiilo, halka labada wiil uu midkiiba culeyskiisa yahay 50 killo?
aabe
biyo
boqol
culees
Waxaad sheegtaa nabi Aabihiisa nabi ahaa, awowgiisa nabi ahaa, wiilkiisana nabi ahaa?
aabbe
aabe
abe
abraham
Labo aabo iyo labo wiil ayaa gaari isla saaran, gaarigana waxaa ku jira sadax qofood oo kaliya sidee ku dhacday?
aabe
aabo
awoowe
baabuur
Eedadaada waa Aabahaaga walaashiisa, yaa waaye ina Eedadaada abtigiisa?
aabe
aabo
eedaada ilmaheeda
eedo
Hadii ilmo eedooyinkaaga leeyihin hal abti oo kaliya, yuu noqonayaa Abtigooda?
aabbe
aabe
abe
abti
Sheeg Qof Ay Hooyadaa Iyo Aabahaa Dhaleen Hadana Aan Walaalkaaga Iyo Walaashaada Midna Aheyn?
aabbe
aabe
adi
ani
Sheegh Magaca Ninka Loo Yaqaano Aabaha Biology-ga?
aabbe
aabe
aqoon
baayooloji
Sheeg Nabi Ku Siktay In Uu Wiilkiisa Gowraco?
aabe
abbe
awlaad
canug
Sheeg Webiga Loogu Naaneeso Aabaha Biyaha Iyo Halka Uu Ku Yaalo?
aabbe
aabe
biyo
geography
Sheeg Nabi Aabihiis Nabi Ahaa! Awoogiis Nabi Ahaa! Abkoogiisna Nabi Ahaa?
aabe
abbe
abkoo
awoowe
Load More
Add Hooyga Suaalaha to your Homescreen!
Add