SUAAL
Sheeg Shanta Nabi Ee Ulul Casmi La Isku Yiraahdo?
JAWAB
Shanta nabi ee Ulul Cazmi la isku yiraahdo waxey kala yihiin:1. Nabi Muxamed (CS).2. Nabi Ciise (CS).3. Nabi Muuse (CS).4. Nabi Ibraahiim (CS).5. Nabi Nuux (CS).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
