SUAAL
Waxaad Sheegtaa Magaca Hooyada Dhashay Nabigeena Muxamed (SCW)?
JAWAB
Nabi Muxamed Hooyadiisa Waxaa Lagu Magacaabaa “Aaminah Bintu Wahab” (آمنة بنت وهب).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
