Na Weydii Suaal

hore

Sheeg magacii hore ee loo kasi jiray magaalada Muqdisho?

horemagaaladamagacamuqdisho

Imisa bilood ayuu nabi Yaxye ka dhalasho horeeyay nabi Ciise?

bilbilooyiinciisaaciise

Kuma ayaa hore dhashay nabi Ciise iyo nabi Yaxye?

anbiyociisedhalashohore

Kumuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Quraanka shaqal u yeelay?

arabiccarabidu'alihore

Waxaad sheegtaa magaca nabiga saddexad ee ugu badan ee quraanka lagu sheegay?

badanhorekarimmagac

Sheeg duulaankii ugu horeeyay ee uu ka qeyb qaatay saxaabiga Cabdullahi Binu Cumar?

abdullahiasxaabiasxabicabdullaahi

Waxaad sheegtaa banii aadamkii ugu horeeyay ee la dilay?

adamidildilayhabil

Sheeg aduunyada qofkii ugu horeeyay ee qof dilay?

dildilaydunidunida

Sheeg Danbigii ugu horeeyay ee Alle loogu caasiyey?

caai]sindanbieebehore

Waxaad sheegtaa shahiidkii ugu horeeyey Islaamka?

diintahoreislamshahiid

Sheeg madaxweyinihi ugu horeyay ee somaliya?

aadanadencadehore

Sheeg madaxweynihii ugu horeeyay ee jabhadii SYL?

abdullecismanhorejabhad

Sheeg qofkii ugu horeeyay ee sameeyay Saabuunta?

horeqofsaabuunsabun

Sheeg qofkii ugu horeeyey ee isagoo jihaad ku jira ka dagaalama Faras dushiisa?

almiqdadasxaabidagaaldagaalamid

Sheeg wax hortaada socda oo hadana aadan arki karin?

aragarkidhoreil

Kumuu ahaa boqorkii ugu horeeyay ee boqortooyada Sacuudiga boqor ka noqday?

ahaahorenoqoshosaudi

Sheeg Magaca Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Dalka Faransiiska?

dalfaransiisfrancehore

Kumuu Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Cambuur Bireedka Dagaalka Sameeyay?

bircamburdaauuddagaal

Sheeg Farqiga U Dhaxeeya Soo Dagida Quraanka Iyo Kutubtii Hore?

Allaahdajindegiddhex

Waa Kuma Qofkii Ugu Horeeyay Ee Kitaabka Quraanka Ku Magacaabay Musxaf?

abuubakarasxaabtabixinbuug
suaal logo