Na Weydii Suaal

qur'aan

Kumuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Quraanka shaqal u yeelay?

arabiccarabidu'alihore

Sheeg imisa jeer ayaa lagu xusay nabi Nuux quraanka kariimka

afartangoorkarimkarimka

Sheeg magacyada sadex masaajid ee lagu xusay quraanka kariimka?

dararkariimkarimmagac

Sheeg inta jeer ee quraanka lagu sheegay cayayaanka Tixsiga?

cayayankadukhsiduqsiimisa

Sheeg suurada loo yaqaano Anisada yar (النساء الصغرى)?

al-nisaaanisaanisaaannisa

Sheeg suurada ay kuwada jiraan aayadaha axkaamta dhaxalka oo dhan?

aayadaayadoanisaaxkaam

Sheeg laba Suuradood oo Maddani (Madiina ku soo dagay) oo aayadahoodu yihiin 78?

ayadayadodegaydegid

Imisa jeer ayaa quraanka lagu sheegay Kalimada Faqri (الفقر)?

erayereyfakhrifaqiir

Waa maxay Biyo Tahliil?

aqoonaqrinbiyomaxa

Waxaad sheegtaa suurada lagu sheegay fadeexadii munaafiqiinta?

fadeexomunafiqqur'aanqur'an

Sheeg labo Kheyr oo lakala ilaaliyo?

ilaaliilaalinilalikariim

Waxaad sheegtaa aayada koobeysa dhamaan xuruufta carabiga?

aayaderayereykariim

Imisa jeer ayaa qur’aanka kariimka lagu xusay magaca Nabi Ayuub NNKH? sheeg aayadaha lagu xusay oo dhameystiran?

4aayadaayadoayub

Imisa jeer ayaa quranka lagu shegay magaca Rabi?

Allaahallahallearoor

Waa imisa tirada xarafka ‘Waaw’ ee ku jirta Quraanka kariimka?

hamzahamzoimisaakariim

Sheeg Suurada qofkii aqriya u shafeeco qaadeysa?

aqrinqur'aanqur'anquraan

Sheeg Suurada aayadaheeda oo dhan ay ku dhamaadaan xarafka (Siin)?

aayadaayadoaayatayat

Imisa magacyo ayuu quraanka kariimka leeyahay, maxeyse kala yihiin?

caanculumofurqankariim

Sheeg inta jeer ee Nabi Muuse lagu sheegay Quraanka kariimka?

boqolgooriyokariim

Sheeg Saxaabigii ay malaa’ikta dhageysan jirtay quraan aqriskiisa?

aqrisasxaabicoddhageysi
suaal logo