Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa jeer ayaa quranka lagu shegay magaca Rabi?

JAWAB

Waxaa lagu sheegay: 879 jeer.

Magaca rabi wuxuu qur’aanka kusoo arooray asigoo tilmaamo kala duwan wata, waxeyna kala yihiin:

(رب – ربك – ربكما – ربكم – ربه – ربها – ربهما – ربهم – ربي – ربنا )