Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Suurada aayadaheeda oo dhan ay ku dhamaadaan xarafka (Siin)?

JAWAB

Waa Suurada ugu dambeysa quraanka kariimka ee Al-naas ( سورة الناس ).