Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg inta jeer ee quraanka lagu sheegay cayayaanka Tixsiga?

JAWAB

Xayawaanka Tixsiga ama Duqsiga loo yaqaano waxaa quraanka lagu sheegay Laba jeer, waxaana labada jeerba lagu sheegay aayada 73 ee suurada Al-xaj