Na Weydii Suaal

nin

Nin iyo labo wiil uu dhalay ayaa doonaya iney webi doon uga gudbaan, doonta ay heystaan waxey kaliya qaadi kartaa culeys dhan 100 kiilo, sidee ayay doonta ku raaci karaan hadii ninka culeyskiisa uu yahay 100 kiilo, halka labada wiil uu midkiiba culeyskiisa yahay 50 killo?

aabebiyoboqolculees

Ninka ma u banaantahay in uu guursado carmaladiisa walaasheed?

armalcarmalcarmalodhimasho

Sheeg ninkii hindisay “www.”, Sanadki la hindisay iyo waxa laga soo gaabiyay?

hindisadkaso gabinmagacnin

Sheeg ninkii dilay saxabigii Muscab Binu Cumer?

asxaabiasxabibincumeyr

Sheeg wax Dumarka xaga hore kaga yaala Ragana xaga dambe kaga yaala?

daloldambedhardolol

Sheeg shey barafka ka cad habeenkana ka madow, dumurka ay waligood hal mar istimaalaan raguna ay maalin kasta isticmaalaan?

barafbooqashocadcadaan

Kumuu ahaa ninkii dakhray Nebiga ﷺ, dagaalkii Uxud?

dagaaldagaldaqardaqr

Sheeg haweyneydii ugu horeysay ee nin yahuudi ah dishay?

dildiliddishaydumar

Nin iyo wiilkiisa ayaa shil baabuur galay ninkii intii isbitaalka loosii waday ayuu dhintay wiilkii ayaa loola cararay qaliinka dhakhtarkii qolka gargaarka degdega ah ayaa yiri ma shaqeeyn karo kanni waa wiilkeyga sidee arrintaan suurto gal u tahay?

baabuurninshilshil gaari

Kumuu Ahaa Ninka Qabay Haweeneydii Nabinimada Sheegatay Ee Sajaax Bintul Xaarith?

dumarhaweenninqabid

Waa Kuma Ninka Keenay Fikrada In Website La Sameeyo?

alifalifaaalifaadalifid

Kumuu Ahaa Ninka Aasaasay Cilmiga Usuulu Fiqqi?

aasaasaasaasidasaascilmi

Sheeg Magaca Ninka Aasaasay Cilmiga Balaaqada?

aasaasaasaasidbalaaqocilmi

Sheegh Magaca Ninka Loo Yaqaano Aabaha Biology-ga?

aabbeaabeaqoonbaayooloji

Waa Kuma Ninka Alifay Kitaabka ‘Almuwadda’?

ahaabuugculumokitaab

Sheeg Magaca Ninkii Gowracay Hashii Nabi Saalax?

gowracgowracidhalmagac

Waa Maxay Sababta Ay Ragga Uga Cod Wayn Yihiin Dumarka?

asbabcaafimaadcoddumar

Kumuu Ahaa Ninkii Ugu Horeeyey Ee Dajiya Naxwaha Afka Carabiga?

afcarabidajindejin

Sheeg Sanadkii La Hindisay Bistoolada Iyo Magaca Ninkii Hindisay?

bistoolohindisaadhindisemagac

Sheeg Magaca Ninkii Ugu Horeeyay Ee Hindisay Taleefonka Iyo Sanadkii Uu Hindisay?

hindisaadhindisohoremagac
suaal logo