Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg ninkii hindisay “www.”, Sanadki la hindisay iyo waxa laga soo gaabiyay?

JAWAB

www.” Waxaa lagasoo gaabiyey “World Wide Web”, Waxaa la sameeyay ama la hindisay sanadkii 1989 miilaadiga, Waxaana hindisay nin lagu magacaabo “Tim Berners-Lee“.

Sawirka Tim Berners-lee

Tim Berners-lee