Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg haweyneydii ugu horeysay ee nin yahuudi ah dishay?

JAWAB

Waxey aheyd “Safiya Bintu Cabdimudalib” oo aheyd Rasuulka (NNKH) eedadiisa.