Na Weydii Suaal
Na Weydii Suaal
Diini
Qur’aanka Kariimka
Taariikh
Saynis
Hal Xiraale
Arimaha Bulshada
Xisaab
Baraha Bulshada
Xayawaan
Caasimad
Caqiido
Cayaaraha
Cayaartooy
Axkaam
Caafimaad
Chemistry
Aakhiro
Cudurada
Culumo
Dhirta
Dowlad
Duco
Electronic
Ganacsi
Geography
Internet
Luqad
Magaalo
Nabiyada
Qeexid
Salaad
Saxaabada
Shakhsiyaad
Siiro
Siyaasad
Siyaasi
Soon
Tajwiid
Talo
Tiknooloji
Wadan
Xadiis
Hal Xiraale
Sheeg calaamada calanka dalka Soomaaliya?
buluug
cad
calaamadda
calanka
Hadii Axmed uu 65 sano jiro, Maxmedna uu 35 sano jiro, hadaba illaa intee ayuu Axmed jiraa laba jibaarka da’da uu Maxamed jiro?
ahmed
axamed
cumri
da
Nin iyo labo wiil uu dhalay ayaa doonaya iney webi doon uga gudbaan, doonta ay heystaan waxey kaliya qaadi kartaa culeys dhan 100 kiilo, sidee ayay doonta ku raaci karaan hadii ninka culeyskiisa uu yahay 100 kiilo, halka labada wiil uu midkiiba culeyskiisa yahay 50 killo?
aabe
biyo
boqol
culees
Ninka ma u banaantahay in uu guursado carmaladiisa walaasheed?
armal
carmal
carmalo
dhimasho
Sheeg xayawaanka hurda asigoo labadiisa indhood mid kamid ah ay furantahay?
dolphin
doolfiin
furan
furanaansho
Sheeg magaalo cagaaran dhismeheeduna casaanyahay dadkeeduna madow yihiin?
cagaar
dad
dhir
gadud
Waxaad sheegtaa qof aan hooyadaa iyo aabahaa aan kuu dhalin oo walaalkaaga ah?
aabo
dhalin
naas
nuugay
Waa maxay sheyga haduu gaajoodo been sheega?
baahi
been
beenaale
beenlow
Sheeg xayawanka afka ka dhala?
aaf
af
dhal
dhalid
Sheeg qof Insaan ah oo aan Bani’aadam aheyn?
adam
adem
bani
baniadam
Sheeg wax Dumarka xaga hore kaga yaala Ragana xaga dambe kaga yaala?
dalol
dambe
dhar
dolol
Sheeg shey barafka ka cad habeenkana ka madow, dumurka ay waligood hal mar istimaalaan raguna ay maalin kasta isticmaalaan?
baraf
booqasho
cad
cadaan
Sheeg wax ku qaniinayo kuna cunayo hadana indhahaga aan qabaneen ama aan arkeen?
arak
argid
arkid
baahi
Doon oo ay dad badan saaranyihiin ayaad kor ka aragtay markey kuusoo dhawaatayna qof ma saarneyn, sidee ayay ku dhacday?
bad
dad
dhaw
dhawaansho
Sheeg wax bir ka sameysan oo bani’aadamka cadaaladiisa ay ku qanacsanyihiin?
aadami
adami
cadaalad
caladalad
Sheeg labo Kheyr oo lakala ilaaliyo?
ilaali
ilaalin
ilali
kariim
Sheeg qof walaalkaaga ah oo hadana aan kula dhalanin?
dhalasho
kariimka
mumin
muslim
Sheeg wax hortaada socda oo hadana aadan arki karin?
arag
arkid
hore
il
Sheeg Shan Aan Wax Lixeeya Jirin?
diin
islaam
islam
Islamic
Waxaad sheegtaa dhaqtarka kaliya ee bukaankiisa cuna?
bukaaan
daweynta
xoolo
Load More
Add Hooyga Suaalaha to your Homescreen!
Add