SUAAL
Sheeg wax ku qaniinayo kuna cunayo hadana indhahaga aan qabaneen ama aan arkeen?
JAWAB
Waa Gaajada ama Baahida
Qofka marka uu si saa’id ah u gaajoodo wuxuu dareemaa dareen sida qaniinyo oo kale ah, sidoo kale gaajada waxey cuntaa jirkaaga, hadii waqti badan aad gaajo isku disho waxaad arkeysaa in jirkaaga hilibkiisa maalinba maalinta ka dambeysa usii dhamaanayo.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
