Na Weydii Suaal

SUAAL

Doon oo ay dad badan saaranyihiin ayaad kor ka aragtay markey kuusoo dhawaatayna qof ma saarneyn, sidee ayay ku dhacday?

JAWAB

Doonta markey kuusoo dhawaatay qof ma saarneyn laakiin waxaa saarnaa dad badan.