Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg qof Insaan ah oo aan Bani’aadam aheyn?

JAWAB

Waa Nabi Aadam iyo Awooto Xaawo.

Bani’aadam waxaa la dhahaa ilamaha ka farcamay nabi Aadam iyo Xawaa, sidaa darteeda nabi Aadam iyo awooto Xaawo Bani aadam ma aheyn.