Na Weydii Suaal
Na Weydii Suaal
Diini
Qur’aanka Kariimka
Taariikh
Saynis
Hal Xiraale
Arimaha Bulshada
Xisaab
Baraha Bulshada
Xayawaan
Caasimad
Caqiido
Cayaaraha
Cayaartooy
Axkaam
Caafimaad
Chemistry
Aakhiro
Cudurada
Culumo
Dhirta
Dowlad
Duco
Electronic
Ganacsi
Geography
Internet
Luqad
Magaalo
Nabiyada
Qeexid
Salaad
Saxaabada
Shakhsiyaad
Siiro
Siyaasad
Siyaasi
Soon
Tajwiid
Talo
Tiknooloji
Wadan
Xadiis
wiil
Nin iyo labo wiil uu dhalay ayaa doonaya iney webi doon uga gudbaan, doonta ay heystaan waxey kaliya qaadi kartaa culeys dhan 100 kiilo, sidee ayay doonta ku raaci karaan hadii ninka culeyskiisa uu yahay 100 kiilo, halka labada wiil uu midkiiba culeyskiisa yahay 50 killo?
aabe
biyo
boqol
culees
Maxaa loo yaqaanaa Cida ama codka uu Geela sameeyo markii uu ubadkiisa waayo?
caruur
ciyaal
cod
dhawaq
Sheeg nabigii wiilkiisa ku amray inuu furo xaaskiisa?
abraham
amar
dhahay
dumar
Imisa wiilal ayuu dhalay Nabi Muxamed ﷺ ?
3
abdullahi
cabdulahi
cabdullahi
Waxaad sheegtaa nabi Aabihiisa nabi ahaa, awowgiisa nabi ahaa, wiilkiisana nabi ahaa?
aabbe
aabe
abe
abraham
Labo aabo iyo labo wiil ayaa gaari isla saaran, gaarigana waxaa ku jira sadax qofood oo kaliya sidee ku dhacday?
aabe
aabo
awoowe
baabuur
Hadii qoys ka kooban lex gabdhood midkastane ay leedahay hal walaal wiil ah, qoyskaasi tiro ahaan meeqo ayey noqonayaan?
ayey
gabdho
gabr
imisa
Nin iyo wiilkiisa ayaa shil baabuur galay ninkii intii isbitaalka loosii waday ayuu dhintay wiilkii ayaa loola cararay qaliinka dhakhtarkii qolka gargaarka degdega ah ayaa yiri ma shaqeeyn karo kanni waa wiilkeyga sidee arrintaan suurto gal u tahay?
baabuur
nin
shil
shil gaari
Sheeg Nabi Ku Siktay In Uu Wiilkiisa Gowraco?
aabe
abbe
awlaad
canug
Abuu Hureyra Muxuu Yiri Kolkuu Fiiriyey Cabdil Malik Bin Marwaan Asigoo Yar?
asi
asiga
asxaab
canug
Muxuu Nabi Zakariye Illaahey Ka Baryey Kadib Markuu Arkay Mucjisadii Maryama Bintu Cimraan?
Allaah
arkid
baryid
cimran
Sheeg Waxa Ay Ku Kala Duwan Yihiin Nadarka Iyo Dhaarta?
alaah
canug
caqiido
cibaado
Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Naago Shukaansiga Badan?
aqoon
badnaansho
dumar
gabar
Walaasha Kaliya Uu Leeyahay Abtigaaga Waxay Leedahay Hal Canug, Hadaba Sheeg Qarabada Idinka Dhaxeeysa Canugaasi Iyo Adiga?
abti
adi
canug
dhex
Aabe Ayuu U Yahay Laakiin Wiilkiisa Ma Aha. Sidee Ku Dhacday?
aabbe
baaba'
gabar
hase
Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Faragashada Ama Faraha Lagala Howlaha Dumarka?
aqoon
cunto
dumar
faro
Sheeg Waxa Loo Yaqaano Wiilka Aan Wali Guursan?
aqoon
aroos
daahay
daal
Load More
Add Hooyga Suaalaha to your Homescreen!
Add