SUAAL
Sheeg nabigii wiilkiisa ku amray inuu furo xaaskiisa?
JAWAB
Wuxuu ahaa nabi Ibraahiim (CS), wiilka uu ku amrayna inuu xaaskiisa furo wuxuu ahaa nabi Ismaaciil (CS).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
