Na Weydii Suaal

Siiro

Goormaa ayuu geeriyooday nabi Muxamed ﷺ ?

beegandhimashogeerigorma

Maxay kala yiihn Muhajriin iyo Ansaar?

ansaaransarasxaabdhaweyn

Sheeg suurada uu Nabiga  ﷺ  ku booriyey iney bartaan gabdhaha?

axaadiisaxaadiithbaadhilbaadil

Imisa sano ayuu jirey nabiga markii uu guursanayey?

guurlabaatanmeeqaamohamed

Sheeg halka uu ku duugan yahay nabi Muxamed ﷺ ?

dugduuggeerigod

Nabi Muxamed ﷺ bisha Ramadan ma suxuuran jiray?

bilmaxamedmohamedmuxamed

Sheeg haweenaydii ugu dambeysay ee uu nabi Muxamed ﷺ guursaday?

aroosarosdambegur

Sheeg imisa duulaan ayuu Rasuulka ﷺ qaaday bisha Ramadan?

badaebedaebildagaal

Sheeg Saxaabigii qoday godkii ama qabrigii nabi Muxamed ﷺ lagu aasay?

Kumuu ahaa saxaabigii ugu dambeeyay ee qabriga Rasuulka ﷺ kasoo baxay markii nabiga la duugaayay?

asxaabi]asxabibaxiddambe

Waxaad sheegtaa sanadkii ugu horeeyay ee uu nabi Muxamed ﷺ soomay bisha Ramadan?

2bilhijrihijriyad

Imisa wiilal ayuu dhalay Nabi Muxamed ﷺ ?

3abdullahicabdulahicabdullahi

Sheeg imisa Ramadan ayuu nabi Muxamed ﷺ soomay?

barakeysanbarakobilramadaan

Nabi Muxamed imisa sano ayuu jiray markii nabinimo loosoo saaray?

afartancimricumrida'da

Waxaad sheegtaa magaca Saxaabigii keenay fikradii aheyd in god la qodo dagaalkii Axzaab ama Khandaq?

asxaabiasxabiaxsaabaxsab

Sheeg Nabiga ﷺ markuu Madina u hijrooday Saxaabigii uu gurigiisa ku dagay?

abuansariasxaabiasxabi

Sheeg magaca saxaabigii uu malakul jibriil suuradiisa ugu imaan jiray Nabiga ﷺ

asxaabijibrilmalagmalak

Sheeg imisa saxaabi ayaa salaada imaam u noqotay Rasuulka ﷺ?

2asxaabiimaamlaba

Kumuu ahaa ninkii dakhray Nebiga ﷺ, dagaalkii Uxud?

dagaaldagaldaqardaqr

Kumuu ahaa yahuudigii nabiga ﷺ sixray?

masxuurnabirasuulsaaxir
suaal logo