SUAAL
Sheeg Nabiga ﷺ markuu Madina u hijrooday Saxaabigii uu gurigiisa ku dagay?
JAWAB
Nabiga ﷺ markuu madiina u hijrooday saxaabigii uu gurigiisa ku dagay wuxuu ahaa: Abuu Ayuub Al-ansaari (أبو أيوب الأنصاري), magaciisa saxdana ah: Khaalid Binu Zayd Al-Kuleyb (خالد بن زيد بن كليب)
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
