SUAAL
Sheeg haweenaydii ugu dambeysay ee uu nabi Muxamed ﷺ guursaday?
JAWAB
Nabi Muxamed ﷺ Haweenaydii ugu dambeysay ee uu guursadey waxey aheyd: Meymuuna Bintul Xaarith Al-hilaaliyah (ميمونة بنت الحارث الهلالية).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
