Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg imisa saxaabi ayaa salaada imaam u noqotay Rasuulka ﷺ?

JAWAB

Rasuulka ﷺ intuu noolaa wuxuu salaada ku daba tukaday labo saxaabi oo kale ah:

  1. Abuubakar Al-sidiiq
  2. Cabdullahi Binu Cowf