Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa sano ayuu jirey nabiga markii uu guursanayey?

JAWAB

Nabi Muxamed marka ugu horeysa ee uu guursaday wuxuu jiray 25 sano.