Na Weydii Suaal

Diini

Sheeg inta jeer ee quraanka lagu sheegay cayayaanka Tixsiga?

cayayankadukhsiduqsiimisa

Sheeg suurada loo yaqaano Anisada yar (النساء الصغرى)?

al-nisaaanisaanisaaannisa

Sheeg suurada ay kuwada jiraan aayadaha axkaamta dhaxalka oo dhan?

aayadaayadoanisaaxkaam

Sheeg laba Suuradood oo Maddani (Madiina ku soo dagay) oo aayadahoodu yihiin 78?

ayadayadodegaydegid

Soonka maku burayaa hadii candhuufta la laqo?

burayburidburincandhuf

Sheeg halka uu ku duugan yahay nabi Muxamed ﷺ ?

dugduuggeerigod

Nabi Muxamed ﷺ bisha Ramadan ma suxuuran jiray?

bilmaxamedmohamedmuxamed

Bisha ramadan in la suxuurto ma waajib baa?

barakeysanbarakomaahanramadaan

Sheeg waxa la sunneyo in qofka sooman uu ku afuro?

afurafuridcarjawmuslim

Soonka af-xirashada goormaa ayey bilaabataa?

aadaamaadaamoaadaanadamay

Soonka goormaa la af-furaa?

aadaamoadamadanaddamo

Qofka aan salaada dukanin soonkiisa ma ansaxayaa?

ansaxbaazbazdukasho

Sheeg Nabiga loo yaqaano Khaliilkii Ilaahey ama Khalilullah (خليل الله).

abrahamalaahalahAllaah

Sheeg waa kuma qofka ay ka hadleyso aayada 143 ee suurada Al-Saafaat?

aayatafartanayadboqol

Sheeg haweenaydii ugu dambeysay ee uu nabi Muxamed ﷺ guursaday?

aroosarosdambegur

Waxaad sheegtaa dagaalkii uu ku shahiiday saxaabiga Muscab Binu Cumer (RC)?

asxabibindagaldhimasho

Sheeg xilliga la tukado salaada Taraawiixda?

bilcishacishoramadaan

Sheeg imisa duulaan ayuu Rasuulka ﷺ qaaday bisha Ramadan?

badaebedaebildagaal

Imisa jeer ayaa quraanka lagu sheegay Kalimada Faqri (الفقر)?

erayereyfakhrifaqiir

Goormaa ayuu ilmuhu ku waajibayaa in ay soomaan bisha Ramadan?

gaarqaanqaangaarqangar
suaal logo