Na Weydii Suaal

SUAAL

Soonka af-xirashada goormaa ayey bilaabataa?

JAWAB

Soonka af-xirashada waxey bilaabataa: aadaanka labaad ee salaada subax markuu dhaco.