Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg waxa la sunneyo in qofka sooman uu ku afuro?

JAWAB

Waxaa la sunneeyaa qofka sooman in uu ku afuro Timir.