Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Farqiga U Dhaxeeya Soo Dagida Quraanka Iyo Kutubtii Hore?

JAWAB

Farqiga U Dhaxeeya Ayaa Ah: Kitaabka Quraanka Kariimka Wuxuu ilaaheey U Soo Dajiyey Qeeyb Qeeyb, Halka Kutubtii Horena Uu Soo Dajiyey Hal Mar.