Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa bilood ayuu nabi Yaxye ka dhalasho horeeyay nabi Ciise?

JAWAB

Taariikhyahanadu way isku khilaafaan muddada saxda ah ee uu nabi Yaxye (CS) dhalashada kaga horeeyay nabi Ciise (CS), waxaa jira kuwa qaar ee sheega inuu Sedax bil ka horeeyay, waxey kuwa kale sheegaan inuu Lix bil ka horeeyay, sidoo kale waxaa jira kuwa kale ee sheega inuu Sedax sano ka horeeyay.