Na Weydii Suaal

dal

Sheeg Magaalo Ku Taala Labo Qaaradood Dhexdooda?

caasimaddaldhexegeography

Sheeg Magaca Xoghayaha Guud Ee Ugu Horreeyey Qaramada Midoobay Iyo Dalka Uu U Dashay?

daldhalashogudhore

Sheeg Magaalada Uu Ku Geeriyooday Saxaabiga Khaalid Binu Waliid?

asxaabdaldhimashogeeri

Sheeg Dalka Loo Yaqaano “Milyoon Shahiid”?

aqoondalgeographyjazaa'ir

Waxaad Sheegtaa Dalka Aljeeriya Dowladii Gumaysan Jirtay?

algeriadaldowladfrance

Goormaa Ayey Dalka Bakistaan Ka Go’day Dalka Hindiya?

afarafartanagoostoboqol

Sheeg Wadanka Loo Yaqaano Jamhuuriyada Madow?

aqoonbaddaldhow

Sheeg Dalka Ay Ku Taalo Dekadda Al-caqaba?

caqabahdakaddaldekad

Sheeg Magacii Hore Ee Loo Kasi Jiray Caasimada Dalka Jordan Ee Amman?

caasimadcammaandalgeography

Waxaad Sheegtaa Caasimada Dalka Zimbabwe?

caasimaddalgeographymagaalo

Halkee Ayey Ku Taalaa Buurta ‘Shifaa’?

buurdalgeographyhalka

Waxaad Sheegtaa Dalka Laga Leeyahay Wakaalada Wararka ‘Associated Press (AP)’?

arimahabulshadadallahaansho

Waa Imisa Dhirirka Xeebta Soomaaliya?

daldhererdhirirgaarid

Sheeg Magaalada Ugu Weyn Ee Dalka Sweden?

dalgeographyiswidhenmagaalo

Sheeg Saxaabigii Furtay Magaalada Ximis Ee Dalka Suuriya?

asxaabasxaabidalfurasho

Sheeg Ninkii Ugu Miisaanka Cuslaa Dunida?

amerikadaldhalashogaaray

Sheeg Tirada Wadamada Africa Ku Yaala Ee Uu Wabiga Niil Maro?

afrikadalgeographyneal

Sanadkee Ayey Ahayd Markii Ay Taliyaaniga Ay Daldaleen Halgamaga Cumar Mukhtaar?

daldalaaddilitalia

Sheeg Dowlada Ugu Soosaarista Badan Dahabka Aduunka ?

chemistrychinedahabdal

Magaalooyiinka Dammaam Iyo Khabar, Sacuudiga Miyey Ku Yaalaan Mise Kuwayt?

dalgeographykuweytmagaalo
suaal logo