SUAAL
Sheeg Magaca Xoghayaha Guud Ee Ugu Horreeyey Qaramada Midoobay Iyo Dalka Uu U Dashay?
JAWAB
Xoghayihii Ugu Horeeyay Qaramada Midoobay Waxaa Lagu Magacaabaa “Trygve Lie” Wuxuuna U Dhashay Dalka “Norway“.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
