Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Ninkii Ugu Miisaanka Cuslaa Dunida?

JAWAB

Wuxuu Ahaa “Jon Brower Minnoch“, Wuxuuna U Dhashay Dalka Mareykanka, Miisaankiisa Wuxuu Gaarayey 635 Kg.