Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Maxay ‘Towxiidul Uluuhiya’?

JAWAB

Towxiidul Uluuhiya (توحيد الألوهية): Waxaa Loola Jeeda: ‘U Kalliyeelida Illaahey Ilaahnimada, Taasi Oo Kadhigan In Illaahey Oo Kaliya Aad Illaahnimo U Caabudid, Oo Aadan Shey Kale La Wadaajinin’.