Na Weydii Suaal

sheey

Sheeg shey barafka ka cad habeenkana ka madow, dumurka ay waligood hal mar istimaalaan raguna ay maalin kasta isticmaalaan?

barafbooqashocadcadaan

Sheeg wax lugo leh oo aan socon karin?

awoodinkartilugmiis

Sheeg wax laga helo qaaradaha dhan oo aan laga helin qaarada Aasiya/Asia?

Aasiyaasiakhaaradakhariidad

Sheeg Wax Aadan Maqleynin Waxa Uu Sheegayo Laakiin Aad Fahmeyso?

buugfahamhalhase

Sheeg Wax Aan Hadlin, Haduu Gaajoodo Been Sheega, Haduu Dhergana Run Sheega?

beentadhereggaajohadal

Sheeg Waxa La Jabin Karo Oo Aan La Taaban Karin Ama La Qaban Karin?

balanbalanqaadballanhal

Sheeg Waxa Ugu Macaan Ee Uu Carabka Dhadhamiyo?

candhufcarabdhadhadhamin

Waa Maxay Wax Aan Wax Qaniinin Waxna Goynin Illaa Indhaha Faraha Laga Galiyo?

farahaagafarogaligalin

Waa Maxay ‘Towxiidul Uluuhiya’?

Allaahcaabudcaabudidcaqiido

Sheeg Wax U Qalala Si Uu U Qoyo?

halmaroshaysheey

Sheeg Wax Hadii Talaajada La Galiyo Aan Qabow Noqoneynin?

baasbisbisbaasfirinjeer

Sheeg Wax Markaad Ubaahato Aad Tuurayso?

baahdibaahidabidhal

Sheeg shey Dadku Adeegsadaan, Oo Ka Kooban Lex Xaraf, Oo Kulminaya Badda Iyo Cirka?

adeegsibadbadacir

Sheeg Shey Boq Boqsan Oo Hadii Biyo Lagu Shubo Aan Daadanayn?

biyodaaddaadasho shubidhal

Sheeg Shey Awood U Leh In Uu Ka Dhex Baxo Dhalada Asiga Oo Aan Jabinin?

alaabasiawoodadhalo

Sheeg Sheey Lagaa Qaadayo Inta Aadan Adiga Helin?

helidqaadqaadidsawir

Rasuulka NNKH Wuxuu Sheegay In Illaahey Uu Qofka Shahiidka U Dhaafayo Dunuubtiisa Oo Dhan Marka Laga Reebo Hal Sheey, Hadaba Sheeg Sheygaasi?

danbidayndeendeyn

Sheeg Sheeyga Kaliya Ee Dariiraha Ah Ee Ku Adkaada Kulka?

barafbedelidbiyofirinjeer

Sheeg Shey Ay Laftiisa Ka Koreyso Hilibkiisa?

hilibhoosekholofkore

Sheeg Shay Ay Dadku Haday Waayaan Ay Jecel Yihiin Inay Helaan, Haday Helaana Ay Ka Gambadaan?

aadamiayagabaqdinbiyo
suaal logo