Na Weydii Suaal
Na Weydii Suaal
Diini
Qur’aanka Kariimka
Taariikh
Saynis
Hal Xiraale
Arimaha Bulshada
Xisaab
Baraha Bulshada
Xayawaan
Caasimad
Caqiido
Cayaaraha
Cayaartooy
Axkaam
Caafimaad
Chemistry
Aakhiro
Cudurada
Culumo
Dhirta
Dowlad
Duco
Electronic
Ganacsi
Geography
Internet
Luqad
Magaalo
Nabiyada
Qeexid
Salaad
Saxaabada
Shakhsiyaad
Siiro
Siyaasad
Siyaasi
Soon
Tajwiid
Talo
Tiknooloji
Wadan
Xadiis
wax
Sheeg shey barafka ka cad habeenkana ka madow, dumurka ay waligood hal mar istimaalaan raguna ay maalin kasta isticmaalaan?
baraf
booqasho
cad
cadaan
Sheeg wax qol buuxin karo oo aan boos buuxin karin?
awoodi
boos
buux
iftiin
Sheeg wax lugo leh oo aan socon karin?
awoodin
karti
lug
miis
Sheeg wax markuu nadiif yahay madoow ah, markuu wasaqoobana cadaada?
cad
cadaan
madow
noo
Sheeg Sedax Sheey Oo Aad Arki Karto Laakiin Aadan Qaban Karin?
arag
arkid
awoodin
dab
Sheeg Sheey Haduu Biyaha Dhex Galo La Waynaayo?
biyo
cusbo
dhexe
galid
Sheeg Sheey Qaaban Hadana Dadka Dhar U Sameeya?
cirbad
cirbid
cirbida
dad
Sheeg Sheey Aad Gowracaysid Hadana Aad Ku Dul Oynaysid?
basal
besal
gowrac
hal xiraale
Sheeg Shey Awood U Leh In Uu Ka Dhex Baxo Dhalada Asiga Oo Aan Jabinin?
alaab
asi
awooda
dhalo
Sheeg Sheey Aan Meel Gali Karin Hadii Aadan Madaxa Ka Garaacin?
dusha
garaac
garaacid
geli
Sheeg Sheey Markasta Uu Wax Ku Darsamo Sii Nuqsaama Ama Sii Yaraada?
cimri
darsan
hal
mar
Sheeg Sheey Is Guba Si Uu Dadka Wax Ugu Taro?
anfac
anfaco
dad
gub
Sheeg Sheey Biyaha Ka Farcamay, Hadii Biyo La Galiyona Dhimanaya?
baraf
biyo
dhimasho
farac
Sheeg Sheey Aan Bilaaw Iyo Dhamaad Midba Laheyn?
bilaw
dhamad
hal
lahaansho
Sheeg Sheey Qoor Leh Oo Hadana Aan Madax Lahayn?
dhalo
hada
hal
khoor
Sheeg Sheey Haduu Biyo Dhex Galo Aan Qoyeynin?
dhex
dhexe
fajaq
hal
Sheeg Sheey Hadaan La Jabinin Aan Wax Laga Faa’idi Karin?
faa-ido
faaido
hada
hal
Sheeg Maska Meesha Uu Wax Ka Uriyo?
carab
hal
mas
meel
Sheeg shey Dadku Adeegsadaan, Oo Ka Kooban Lex Xaraf, Oo Kulminaya Badda Iyo Cirka?
adeegsi
bad
bada
cir
Waxaad Sheegtaa Sheey Qofka Loogu Labiso Asigana Usan Arki Karin Dadkuna Arkaan?
arag
arkid
asiga
dad
Load More
Add Hooyga Suaalaha to your Homescreen!
Add