Na Weydii Suaal

yaqiino

Sheeg Wadanka Loo Yaqaano Jamhuuriyada Madow?

aqoonbaddaldhow

Maxaa Loo Yaqaanaa Salaada La Tukado Marka Uu Dayaxu Madoobaado?

aqoonbilbishadayax

ٍSheeg Halka Ay Ku Taalo Buurta Loo Yaqaano Buurta Naxriista?

baribuurdhexegeography

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Neefka Labka ah Ee Idaha?

aqoonariidolab

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratul Cibaadah?

aqooncibaadokaafirunquraan

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratu Ciisaa?

aqoonciisequraanquran

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratu Taqwaa?

aqoonbaqaraquraanquran

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratul Munaafiquun Al-kubraa?

aqoonkubraamunaafiqqu'aan

Sheeg Toban Magac Oo Kamid Ah Magacyada Suurada Faatixa Loo Yaqaano?

aqoonmagacyadaquraanquran

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratu Shariica Iyo Suuratu Dahr?

aqoondahridiinijaasiya

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ilmaha Lab Ee Ay Hashu Dhasho?

aqoonAwrdhalidgeel geela

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ilmaha Yar Ay Laxdu Dhasho?

aqoonaridhaddigiddo

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Neefka Lo’da Ee Dhaddiga Ah?

aqoondhaddiglo'neef

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Gabadha La Guursaday Xoolaha Ay Reerkooda Soo Raaciyaan?

aroosdhibadgabarguur

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Biyaha Yar Ee Qoyaanka Ah Ee Subaxa Hore Imaada Marka Uu Qaboow Daran Jiro?

aqoonbiyodiiranimaan

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Naagta La Qabo Ee Aan Ninkeeda La Dhaqmin?

aqoondhaqandhaqmiddumar

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Caanaha Hada La Liso?

aqoonbaraxcaanohadadaan

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Ay Xaaskiisii Ka Dhimatay Oo Guursada Xaaskiisa Dhimatay Walaasheed?

aqoonaroosdhalataydhimasho

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Naagta Ninkeeda Baariga U Ah?

aqoonaroosbaaridumar

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Gabadha Reerkooda Lagala Baxsado?

aqoonaroosbaxsashodaf
suaal logo