Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Biyaha Yar Ee Qoyaanka Ah Ee Subaxa Hore Imaada Marka Uu Qaboow Daran Jiro?

JAWAB

Waxaa Loo Yaqaanaa: “Dhado”.