Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Ay Xaaskiisii Ka Dhimatay Oo Guursada Xaaskiisa Dhimatay Walaasheed?

JAWAB

Waxaa Loo Yaqaanaa: “Xigsiisan”.