Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sheeyga Kaliya Ee Dariiraha Ah Ee Ku Adkaada Kulka?

JAWAB

Waa: Ukunta.

Sida caadiga ah dareere kasta marka la qaboojiyo ama talaajo la galiyo wuu adkaadaa sida biyaha oo kale wuxuu isu badalaa baraf, hase yeeshee ukunta hadii aad talaajo galiso ma adkaaneyso, laakiin hadii aad dabka saarto oo aad kululeyso way adkaataa,