Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Magaca Ninkii Ugu Horeeyay Ee Hindisay Taleefonka Iyo Sanadkii Uu Hindisay?

JAWAB

Ninkii Ugu Horeeyay Ee Hindisay Taleefonka Waxaa Lagu Magacaabaa “Alexander Graham Bell” Wuxuuna Hindisay Sanadkii 1876 Miilaadiga.