SUAAL
Kumuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Quraanka shaqal u yeelay?
JAWAB
Wuxuu ahaa: Abul-aswad Al-duali (أبو الأسود الدؤلي).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
