SUAAL
Labo aabo iyo labo wiil ayaa gaari isla saaran, gaarigana waxaa ku jira sadax qofood oo kaliya sidee ku dhacday?
JAWAB
Gaariga waxaa saaran Awoowe, Aabe iyo wiil (wiilka aabihiis ayaa la jooga aabahane wuxuu la joogaa wiilka awoowihiisa oo asiga aabe u ah)
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
