Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Magaca Ninka Alifay Kitaabka “Aathaarul Bilaad Wa Ikhbaar Al-Cibaad”?

JAWAB

Waxaa Lagu Magacaabaa: “Zakariya al-Qazwini” (زكريا القزويني).